Axadii lasoo dhaafay waxaa deegaanka Gran ka dhacay kulan aqoon-isweydaarsi ah oo dhexmaray bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaamada Grand/lunner iyo qaar kamid ah soomaalida magaalooyinka Oslo, Askar iyo Hønnefos. Kulankan oo soo qaban-qaabiyeen jaaliyadaha Gran iyo lunner ayay casuumaad sharafeed aqoon kala -korsasho ah u sameeyeen qaar kamid ah soomaalida Oslo, Askar iyo Hønnefos.(Fiirso muuqaalka hoose)

Jaaliyadaha soomaaliyeed ee Gran iyo lunner ayaa kamid ahaa kuwii qeybta ugu weyn ka qaatay barnaamijkii gurmadka abaaraha. Gran iyo Lunner ayaa waxaa isku dar kunool jaaliyad soomaaliyeed oo dhan 300 ilaa 450, sida ay noo sheegeen qaar kamid ah jaaliyada.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of