fredag, april 19, 2024

Trump oo safarkiisa ugu horeeyo wadan muslim ah ku tagi doono

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa dhamaadka isbuucan lagu wadaa inuu wadanka Mareykanka uga baxo safarkiisii ugu horeeyay, tan iyo markii loo dhaariyay xilka madaxweynenimo.

Trump Ayaa safarkiisa isku soo mari doono wadamada Saudi Arabia, Israel iyo Vatikanka. Trump ayaa arimaha uu sheegay inuu kala hadli doono boqorka dalka Sacuudiga, ayaa waxaa kamid ah Islaamka xagjirka ah iyo sidii looga hortagi lahaa. Isaga oo isla qodobkaas kala tashan doono madaxda dalka Israel.

Sida caadada ah, madaxweyne walba oo loo doorto dalka Mareykanka, wuxuu booqashadiisa ugu horeyso ku tagaa dalka Israel.

 

Xigasho/kilde: Time.com

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x