Sida ay qoreyso wakaalada wararka Norway ee NTB, 8 askari oo katirsan ciidamada booliska dalka Kenya ayaa ku dhintay qarax miino oo loo dhigay wadada dhinaceeda, meel u dhow xuduudka ay Kenya la leedahay Soomaaliya.

Askarta ku geeriyootay weerarkan, ayaa waxaa kamid ah waardiyaha gaarka ah ee gudoomiyaha gobol kamid ah gobolka woqooyi bari ee dalka Kenya(NFD). Waxaana ay NTB qoreysaa in weerarkaas loola danlahaa in lagu dilo gudoomiyahaas gobolka ee aan la shaacin magaciisa, waana markii 7-aad oo uu gudoomiyahaas ka bad-baado weerar isku day dil.


NTB:

[adsenseyu2]

Blant de drepte er den personlige livvakten til en guvernør. Kortesjen hans var målet i det tjenestemenn sier er det sjuende attentatet mot guvernøren.

Eksplosjonene inntraff dagen etter at Kenyas politisjef Joseph Boinnet kunngjorde at ekstremister fra al-Shabaab i Somalia har trappet opp sine angrep i Kenya. Han sier gruppen er under press fra styrker fra Den afrikanske union (AU) som støtter den somaliske regjeringen.

Al-Shabaab, som har forbindelser til al-Qaida, sier den står bak angrepet mot guvernøren og hevder sju politifolk ble drept. Guvernør Ali Roba skriver på Facebook at fem personer fra hans sikkerhetsteam ble drept og at ytterligere to personer ble såret i angrepet onsdag.

Les saken videre her: NTB/AVisenagder

[adsenseyu2]

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of