torsdag, mars 28, 2024

NRK oo soo sii daayay warbixintii ay ka diyaariyeen dhacdadii hargeysa

Tv-ga qaranka Norway ee NRK ayaa caawa fiidkii soo sii daayay warbixin hordhac ah oo ay ka diyaariyeen dhacdadii magaalada Hargaysa ee gabdhaha laga soo qabtay. 

NRK ayaa warbixintooda ku wareystay gabar lagu magacaabo Yaasmiin, taas oo aheyd gabadhii soo sheegtay in dugsigaas lagu ciqaabo caruurta, iyada oo soo bandhigay sawir iyada oo lugaha silsilado uga xiranyihiin. Yaasmiin ayaa hada ku sugan dalka Mareykanka. 

NRK ayaa sidoo kale warbixintooda ku wareystay safiirka Norway ee Kenya iyo wasiirka dastuurta Somaliland. 

Halkan ka daawo warbixinta NRK. 

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x