Norway oo rabta inay raacdo wadadii Denmark, mamnuucdana safarka wadaado caan ah

0
104

Labo maalin kahor ayuu soo baxay war sheegayo in dowlada Denmark ay mamnuucday safarka iyo soo galitaanka Denmark ee lix qof, kuwaas oo ay kamid yihiin wadaado caan ka ah dunida muslimka. Halkan ka akhri warkaas

Wasaarada arimaha dastuurka dalkan Norway, ayaa maanta sheegtay iney iyagana dhankooda ay qiimeynayaan inay wadaadaas kusoo rogaan xanibaada xaga socdaalka ah, sida Denmark oo kale.

Sii hayaha xilka wasiirka arimaha soo galootiga, Per Sandeberg ayaa sheegay iney si dhab ah uga u qaadan doonaan socdaalka wadaadaas, kuwaas oo uu sheegay inay Yurub u imaadaan iney wax tashkiiliyaan, isla markaana ay xagjireeyaan(waa sida uu hadalka u dhigaye).

Xigasho/kilde:MSN, NTB

[adsenseyu2]

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments