Qaadashada diinta islaamka ee gabadhan norwiijiga ah, waxaa sabab u ahaa haweenay soomaali ah oo ay hal habeen wada kulmeen. Taas oo si wanaagsan gabadhan uga xog-warantay diinta islaamka. Wargeysyo badan oo reer Norway ah ayaa maanta sheekada gabadhan wax ka qoray.

Sidoo kale aabaha gabadhan ayaa soo galay diinta islaamka. Qeybta hoose ka daalaco sheekada xiisaha leh ee islaamnimada gabadhan.


av KATHERINE FERGUSONS/An.no

Et nattlig møte med en høygravid somalisk venninne fikk 18 år gamle Sølva Nabila Saxelin (41) til å konvertere til islam.

Den høygravide venninnen min var ute og gikk. Jeg var på vei hjem fra fest, men ble i stedet med henne hjem. Vi ble sittende og prate hos henne til langt utpå morgenen. Hun fortalte meg mye om islam, endetiden og dommens dag, forteller Sølva Nabila Saxelin til Bergensavisen.

Les den utrolige historien om Nabila om henne vei til Islam her: An.no 

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of