torsdag, mars 28, 2024

Hassan Kheyre oo Doha kula kulmay Børge Brende.

Reysulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kula kulmay wasiirka arimaha dibada dalkan Norway ee Børge Brende.

Sida uu Xasan Cali Kheyre kusoo bandhigay bartiisa Twitterka, labadan mas´uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee Norway iyo Soomaaliya. Norway ayaa kamid ah wadamada saameynta balaaran ee muuqata ku dhex leh siyaasada Soomaaliya. Sidoo kale reysulwasaaraha Soomaaliya.

Kheyre iyo Brende ayaa kasoo wada qeybgalay shirka Doha-Forum oo ah shir caalami ah oo wafuud tiro badan ay isugu imaadeen.

[adsenseyu2]

 

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x