torsdag, april 25, 2024

Erna Solberg oo muslimiinta reer Norway ugu hambalyeysay dhalashada bisha Ramadaan

Reysulwasaaraha dalkan Norway, Erna Solberg ayaa muslimiinta kunool dalkan Norway ugu hambalyeysay dhalashada bisha soonqaad ee Ramadaan. Erna ayaa qoraal ay kusoo qortay bogeeda rasmiga ah oo ay kuleedahay Facebooga soo dhigtay qoraal hambalyo ah, iyada oo sheegtay inay rajeyneyso in Ramadanku uu noqdo mid nabadeysan.

Dhanka kale madax badan oo kuwo reer galbeedka ah ayaa muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyay dhalashada bisha Ramadaan, sida Reysulwasaaraha Canada, Justin Trudeau iyo wasiirkiisa arimaha soo galootiga iyo jinsidaha, Ahmed Hussein

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x