lørdag, april 20, 2024

Deg-deg: Emmanuel Macron oo ku guuleystay doorashada madaxtinimo ee Faransiiska

Waxaa daqiiqado kahor soo baxday natiijada hordhaca ee doorashada madaxtinimada dalka Faransiiska, taas oo sheegeyso in musharaxa Emmanuel Macron uu helay 65% codadkii ilaa hada la tiriyay.

Waxeyna  ka dhigantahay inuu yahay musharaxa ku guuleystay doorashada madaxweyne ee dalka Faransiiska. .

Musharaxa xisbiga ah xagjirka ah ee Marina La Pen ayaa heshay 35% codadka ilaa hada la tiriyay. Taas oo ka dhigan inay soo gaartay guul-daro baaxad weyn, oo aysan filaneynin.

Halkan ka daawo muuqaalka live-ka ah ee natiijada doorashada dalka Faransiiska. 

[adsenseyu2]

 

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x