torsdag, mars 28, 2024

Xusuusin: Codsiga waxbarashada jaamacahada, wuxuu ku egyahay maalinta bari ah(15-april)

15-ka bishan April oo ku aadan maalinta barito ah, waxaa ku eg taariikhda codsiyada jaamacahada iyo machadyada sare. Sidaas darteed waxaa la xusuusinayaa dadka rabay inay waxbarasho heer jaamacadeed codsadaan, inay ugu danbeyn codsigooda diraan maalinta barito ah.

Hadii aad horey u codsatay, waxaa haboon inaad marlabaad ku noqoto codsiga, si aad u hubiso in wax walba ay kuu saxanyihiin. Hubi inaad codsatay waxbarashadii sax ahaa ee aad rabtay, iyo sidoo kale kala horeynta codsiyada jaamacadeed. 

Kilde: Samordna Opptak

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x