torsdag, mars 28, 2024

Tromsø: Xisbi-yare siyaasi soomaali ah ka dhigay musharaxa koowaad ee baarlamaanka

Xisbi-yaraha Kystpartiet ayaa siyaasiga soomaaliga ah ee lagu magacaabo Ahmed Warsame, ka dhigay musharaxa koowaad ee baarlamaanka ee xisbigaas uga sharaxan gobalka Troms.

Sida uu qorayo wargeyska framtidinord, Ahmed Warsame ayaa xisbigaas katirsanaa in mudo ah, wuxuuna gudoomiya ka yahay laanta xisbigaas Kystpartiet  ee magaalada Tromsø.

Kystpartiet ayaa ah xisbi aad yar oo ku xoogan gobolada woqooyiga, waxeyna doorashadii lasoo dhaafay ee 2013 heleen codad yar oo gaarayo 0,1%.

Xigasho/kilde:Framtidinord

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x