Sida ay qoreyso wakaalada wararka wadankan Norway ee NTB, ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay, toboneeyo kalena wey ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay maqaaxi shaaxa lagu cabo oo kutaal magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ka dhacay kasoo horjeedka wasaarada wasaaradda dhalinyarada iyo Isboortiga ee magaalada Muqdisho. Dhamaan dadka ku geeriyooday qaraxa ayaa ahaa dad rayid ah, sida ay qoreyso NTB.


Minst sju personer ble drept da en bilbombe rammet et tehus i Somalias hovedstad Mogadishu onsdag, opplyser somalisk politi.

Restauranten ligger like ved kontorene til flere departementer.

– Det var en kraftig eksplosjon ved et tehus nær sikkerhetsdepartementet. De første meldingene vi har mottatt tyder på at det var en bilbombeeksplosjon, sier polititjenestemannen Mohammed Ibrahim.

Alle ofrene oppgis å være sivile. Ti personer ble såret i tillegg til de sju drepte, ifølge myndighetene.

Xigasho/kilde: NTB/HT

[adsenseyu2]

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of