Wakaalada wararka wadankan Norway ee NTB, ayaa wax ka qortay xukunka xabsiga ah ee maxkamada Gobola Maroodi-jeex ee Somaliland, ay ku xukuntay wariye Abdimalik Muuse Coldoon.

NTB ayaa qoreyso in sababta keentay xukunka xabsiga ah ee Coldoon, ay tahay inuu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya, M.A. Farmaajo. Isaga oo lagu soo eedeeyay inuu faafinayay warar ka dhan Somaliland, kuwaas oo khal-khal ku ah amaanka iyo nabadgalyada(Waa sida ay NTB hadalka u dhigtee).

Kulanka Coldoon ee Farmaajo ayey maxkamadu sheegtay inuu kasoo horjeedo danaha Somaliland.


NTB:

Abdimalik Muse Oldon ble pågrepet da han returnerte til Hargeisa fredag og anklaget for å ha spredt falske nyheter og forstyrret den offentlige ro og orden. Alt lørdag falt dommen, som lyder på to års fengsel.

Oldons forbrytelse var at han møtte Somalias nye president Mohamed Abdullahi Mohamed i februar, noe som ifølge dommen strider mot Somalilands interesser.

En domstol i Somaliland har dømt en journalist til to års fengsel fordi han møtte Somalias president. 

Somaliland-regionen løsrev seg fra resten av Somalia i 1991, men er ikke anerkjent av omverdenen som uavhengig stat.

Les saken videre her: NTB

[adsenseyu2]

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of