Wiil 21 jir soomaali ayaa maxkaamda Kolding ee dalka Denmark, waxey shaley ku xukuntay 7 bilood oo xabsi ah, kadib markii lagu eedeeyay inuu geystay falal hanjabaad iyo gacan kahadal mindi loo adeegsaday ah.

21 jirkan ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu mindi galiyay saaxiibka cusub ee saaxiibadii hore.

Qareenka wiilkan ayaa isla shaleyba, racfaan ka qaatay go´aanka xukunka maxkamada.

Xigasho/kilde:Fred.Lokalavisen.dk

[adsenseyu2]

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of