onsdag, april 24, 2024

Daawo muuqaal uu NRK Somalia ka diyaariyay 1980.(Korrespondentbrev fra Afrika)

Barnaamijkan wuxuu katirsanyahay barnaamijyo taxane ahaa oo ka bixi jiray tv-ga qaranka Norway ee NRK, laguna magacaabi jirayKorrespondentbrev fra Afrika. Wuxuunaamarkii ugu horeysay shaashada NRK laga soo sii daayay 7.Juli 1980.

Waxaad barnaamijkan ka ogaaneysaa waxyaabo badan oo sawir fiican ka bixinayo ay Soomaaliya xiligaas ku sugneyd:

  • Muhiimada dekada Ber-bera.

  • Dagaalkii ka dhaxeeyay labadii labadii awood(Hantiwadaag/shuuciyad iyo hanti-goosi/impiriyaalisim) ee maamulka qaarada Afrika isku hardinayay xiligaas.

  • Dagaalkii Ethopia iyo Somalia iyo qoxootigii ka dhashay dagaalkaas.

  • Maamulkii kaliye-talisnimo ee Siyaad-bare iyo saameynta uu nidaamka shuuciyada iyo propogaandadiisu uu ku lahaa wacyiga shacabka soomaaliyeed ee xiligaas noolaa.

  • Magaalada Muqdisho iyo sidii ay senter ugu aheyd wax walba oo ka socdo Soomaaliya.

  • Wareysi uu NRK la yeesheen Siyaad-bare

Halkan ka daawo barnaamijkan (Click Sii)

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x