Lacagta xawaalada kudirso adeega casriga ah ee Remmitor.com

0
144

Adeegan cusub ee Remmitor.com ayaa ah mid kaa caawinayo in adiga oo gurigaaga iyo caruurtaada aan kasoo dhex-bixin, lacagta biilka aad si toos ah ugu diri karto eheladaada joogo Somaliya, Kenya, ama Ethopia.

Gurigaaga dhexdiisa, adiga oo banaanka usoo bixin ayaad lacagta biilka u diri kartaa qofka heysto adeegyada mobilada ee Zaad, Sahal ama EVC-pluss. Sidoo kale qofkii aan heysan adeegyadaas, wuxuu lacagta ka qaadan karaa xafiisyada xawaalada Taaj.

Waxbo qabowgan jiro iyo barafkan dhacayo banaanka ha isku soo daalin, ee:

Adeegso adeegan casriga ah ee Remmitor.com

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments