torsdag, april 25, 2024

Xaqiijin: Gabadha shaley dabaqa iska soo tuurtay, waa gabadhii uu ninka booliska ah xabada ku dhuftay

Sida ay noo xaqiijiyeen dad xog ogaal ah, gabadha shaley dabaqa iska soo tuurtay, waa gabadhii uu ninka booliska ah xabada ku dhuftay sanadkii 2015. 

Gabadhan ayaa ah hooyo dhashay caruur, waxaana la sheegay in mudooyinkii ugu danbeeyay ay il darneyd xanuun dhinaca maskaxda ah. Waxey hada kujirtaa isbitaalka weyn ee Oslo, iyada oo xaaladeeda ay mareyso meel koomo ah, sida aan kasoo xiganeyno dad gabadha ka agdhow oo lagu kalsoonaan karo.

Waxaan ilaa shaley isku deyeynay inaan xiriir la sameyno qoyska iyo qaraabada gabadha uu dhibku soo gaaray, laakiin nooma suurtogalin inaan helno. 

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x