torsdag, april 25, 2024

(Dhageyso wareysi full ah):Gabadhii soomaalida aheyd ee wiilka curadkeeda ah umusha looga qaatay Norway!!

Waxaa maalintii shaley aheyd noo suurtogashay inaan gurigeeda ku booqano hooyadii soomaalida aheyd, oo hey´ada xanaanada caruurta ee dowlada Norway, ay 2 bilood kahor ka qaadatay wiilka sadex bilood jirka ah, oo ay markaas umusha kula jirtay.

Halkan ka dhageyso wareysiga NorSom News iyo Samiiro Abdurahman Kheyre oo ah hooyada ilmaha laga qaatay. 

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x