tirsdag, april 23, 2024

Martiqaad: Kasoo-qeybgal kulanka daahfurka masaajidka cusub ee soomaalidu ay ku furatay magaalada Bergen

Maamulka masaajidka cusub ee al Huda, ayaa ogeysiinayo umada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Bergen iyo guud ahaan gobalka Hordaland, iney kasoo qeybgalaan kulan muhiim ah oo lagu daah-furin doono masaajidka. Kaas oo dhici doono  maalinta axada ee inagu soo aadan, taariikhdu marka ay tahay 25-12-2016. 

Saacadu uu kulanku dhacayo ayaa ah 12:00 duhurnimo, wuxuuna socon doonaa ilaa laga gaaro 18:00. Rag, dumar iyo caruurba kulanku wuu u furanyahay oo wey kasoo qeybgali karaan.

Masaajidka waxuu ku yalaa (Danmark plass) (Ex europris) meshi hore uu deganan jiray ama waxuu u dhexeyaa Itrain Danmarksplass iyo Coop Extra Danmarksplass. 

 

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x