bank-norwegian-visa-kredittkortMa ogtahay khatarta ay leedahay kaararka lacag deynta ah ee Kredittkortka? Mise ogtahay in bankiyadu ay taargad ka dhigtaan dhalinyarada aan macluumaad fiican ka heysan khatarta ay leedahay lacagta deynta ah iyo dulsaarka la socdo ee kaararka Kredittka? 

Halkan ka daawo fariin arintaas ku saabsan oo ka hadleysa khatarta ay leedahay qaadashada deynta Kredittkortka iyo aduunsiga bankiyada ee dhalinyarada: 

Mahad Turbushaash/Facebook: (Halkan ku dhufo) 

[adsenseyu2]

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

Notify of
avatar
wpDiscuz