Waxaa laga bilaabo kowda bisha januar ee sanadka 2017 dhaqangali doono, sharciyo cusub oo dhinaca ganaaxa xawaaraha sare ee gadiidka ah. Wasaarada gadiidka ayaa kor u qaadey ganaaxa lacagta laga qaadi jirey dadka ay boolisku qabtaan, iyagoo gaadiidka ku wada xawaare ka sareeyo kan uu sharcigu ogalyahay.

Xeerka cusub ayaa u muuqda inuu yahay mid la rabo in lagu xadido, dadka baabuurta ku kaxeeyo xawaare ka sareeyo kii loogu talo-galay. Arintaas oo sanad walba sababta khasaare badan oo isugu jiro naf iyo maalba.  Sharciga ganaaxa xawaaraha, ayaa markii ugu danbaysay ee wax laga badalo, waxay ahayd sanadii 2005.

Xeerarka wax laga badalay ayaa waxaa ka mid ah, hadii qofka lagu qabto isaga oo baabuurka ku wadayo 126 km/t, wado loogu tala galay 90 km/t,  waxaa qofkaas uu muteysan doonaa ganaax lacageed oo dhan 10.000 Kr.

Waxaa sidoo kale wax laga badaley xeerka wadooyinka 30 zone. Hadii qofka lagu qabto isaga oo xawaaraha baabuurka dhaafiyey 5 km/t , waxad ku mutaysan kartaa ganaax dhan 750 kr meshii ay awal kii hore ka ahaan jirtay 600 kr.  Hadii aad sidoo kale 10 km/t dhaaftid ,waxaa lagu ganaaxi karaa 2050 kr, sida ay qoreyso NTB.

Waxaa sidoo kale wax laga badalay xeerka ganaxa hadii aad ilaalin waydo xeerka waajibaadka istaagida laga leeyahay (Brudd på vikeplikten), waxaa lagu ganaaxi karaa 6650 kr.

Waxaa xeerkan cusub ka marnayn baskiilada, hadii lagu qabto adoo wato baskiil aan laheyn nal(leyr), waxaa lagu ganaaxi karaa 1150 kr.

halkaan hoose ka aqriso xeerarka ganaaxa ee wax laga badalay

5 km/t for fort – nå: 600 kroner – etter nyttår: 750 kroner.

10 km/t for fort – nå: 1600 kroner – etter nyttår: 2050 kroner.

15 km/t for fort når fartsgrensen er under 60 km/t – nå: 2900 kr – e. nyttår: 3700 kr.

20 km/t for fort når fartsgrensen er under 60 km/t – nå: 4200 kr. – e. nyttår: 5350 kr.

25 km/t for fort når fartsgrensen er under 60 km/t – nå: 6500 kr. – e. nyttår: 8300 kr.

15 km/t for fort når fartsgrensen er over 70 km/t – nå: 2600 kr. – e. nyttår: 3300 kr.

20 km/t for fort når fartsgrensen er over 70 km/t – nå: 3600 kr. – e. nyttår: 4600 kr.

25 km/t for fort når fartsgrensen er over 70 km/t – nå: 4900 kr. – e. nyttår: 6250 kr.

30 km/t for fort når fartsgrensen er over 70 km/t – nå: 6500 kr. – e. nyttår: 8300 kr.

35 km/t for fort når fartsgrensen er over 70 km/t – nå: 7800 kr. – e.nyttår: 9950 kr.

36-40 km/t for fort når fartsgrensen er over 90 km/t – nå 9000 kr. – e.nyttår: 10400 kr.

Kjøring på rødt lys eller for kort avstand til bilen foran – nå: 5200 kr – e.nyttår: 6650,-

Kjøring mot enveiskjørt, i gågate, i feil kjøreretning, osv. -nå 4200 kr – e.nyttår: 5350 kr.

Kjøring på fortau, bak sperrelinje eller i feil felt før sving – nå 3200 kr.- e nyttår: 4100 kr.

Ulovlig forbikjøring (til høyre, foran gangfelt, osv.) – nå 5200 kr – e.nyttår: 6650 kr.

Brudd på vikeplikten – nå 5200 kr. – e. nyttår: 6650 kr.

Feil bruk av lys, kjøring uten tilstrekkelig utsyn, osv. – nå: 2000 kr. – e.nyttår: 2250 kr.

Kjøring med «trimmet» moped – nå 4200 kr – e.nyttår: 5350 kr.

Sykle uten lykt, på rødt lys, eller på motorvei, osv. – nå: 909 kr. – e .nyttår: 1150 kr.

Kjøring med usikrede passasjerer under 15 år – nå: 2000 kr. – e.nyttår: 2250 kr.

Segway-kjøring på vei med fartsgrense over 60 km/t – nå: 2000 kr. – e. nyttår: 2150 kr.

(Kilde: Lovdata, Samferdselsdepartementet)

 

kilde/xigasho:VG.no

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

Notify of
avatar
wpDiscuz