Daawo: Maxaa kasoo baxay kulankii soomaalida iyo xisbiga SP.

Ururka Second-class Citiezens oo ah urur ay ku midoobeen dad u badan soomaali oo ay dhibaatooyin kasoo gaartey xaga sharciga, ayaa maanta kulan la yeeshay qaar kamid xildhibaanada baarlamaana Norwey ugu jiro xisbiga SP. Xisbiga SP oo hada kamid ah xisbiyada mucaaradka ayaa kamid ahaa xisbiyada saxiisey heshiiskii ay wada gaareen xisbiyada siyaasada Ee Norway, kaas oo ku saabsanaa dib u eegista xeerarka iyo sharciyada qoxootiga, bishii November sanadkii 2015.

Xildhibaanada xisbiga SP ee maanta la kulmey ururkan ayaa waxay ka kala socdeen gudiyada baarlamaanka ee kala ah Cadaalada iyo kommunal og forvanltningskomiteen. 

Halkan ka daawo Mahad Abiib oo ka warama waxyaabihii looga hadley shirka maanta dhexmarey xisbiga SP iyo ururka SCC: (Xuquuqda muuqaalka: Wardoon.net):

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

Notify of
avatar
wpDiscuz