lørdag, april 20, 2024

Ma tahay shaqo-raadis? Macalimiin dhigta luuqada afka soomaaliga ah oo la raadinayo

Waxaa soo badanayo ciyaalka soomaaliyeed ee  dhigata iskuulada hoose iyo dhexe ee dalkan Norwey, sidaa darteedna waxaa soo badanayso baahida loo qabo macalimiin luuqada afka hooyo ee soomaaliga u dhiga ardeydaas soomaalida ah. Warbaahinta NorSom News ayaa goobaha lagu soo bandhigo shaqooyinka banaan kasoo heshay ilaa 7 shaqo oo banaan, shaqooyinkaas oo ay qaban karaan dad soomaali ah oo kali ah. Waana 5 shaqo oo macalin luuqada soomaaliga ah, mid turjumaan luuqada soomaaliga ah iyo mid kale oo ah miljøarbeider.

Macalimiinta :

1) Somalisk Morsmålslærer: Bergen Kommune. frist: 20.08.2016

2)  Somalisk tospråklig assistent: Rana kommune. Frist: 01.08.2016

3) Tospråklig tolk/ assistent – somalisk: overhalla kommune Frist: 05.08.2016

4) Flerspråklig assistent/ barne- og ungdomsarbeider i somali: STAVANGER. Frist: 21.08.2016

5) Tospråkleg lærar,somali: Tysvær kommune. Frist:01.08.2016

 Turmujaan:

1)Tolk(Somali): Kristiansand kommune. Frist: 03.08.2016

Miljøarbeider:

1)Miljøarbeidar ved Volda læringssenter:  Volda kommune. Frist: Ikke spesifisert

Hadii aad rabto inaad codsato mid kamid ah shaqooyinkan, waxaad la xiriir kartaa somaliskjobbklubb oo ah dhalinyaro soomaali ah oo dadka si frivillig ah uga caawiyo codsiyada shaqooyinka

tlf: +4741000504 / +4741000506 ama facebook: Somaliskjobbklubb

 

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x